Booliiska Somaliland Isbede-Isbede Gacanta Qarranka JSL Halagu Soo celiyo hadda Waa CarwoFADAL

image.png
TALIYADA MILLIONERKA AH DALKA HALOO TUDHO OO HALA NASIYO.
Booliis aan 10 Sanno isbedel lagu samayn .. Ciidan nabad Gelyo oo dawlad aan la aqoonsanayn oo aan 10 Sanno waxba u kordhin amnigeeda… Madaxweynaha ayaa Is bedelay intii Aaafada Booliisku fadhidey…
Madaxweyne
Is bedel Booliis..
MADAXWEYNE ISBEDEL CADAALADEED KA BILAABMA NABAD GELYADA/BOOLIISKA
10 Nin Baa Shuraako hagbad iyo share ku ah. waa goob musuq diloodey, dulmi iyo eexi ka buuxdo, cadaalada daro iyo cago jugley ku xadgudub ciidan iyo mid bulsho  waa noocii ina illey oo aan biyo ismarin laakiin awoodeeda lahay.
Bedel Bdel Booliiska…
Xeerka Booliiska Cusub wuxuu ubaahan yahay Taliye Cusub Hogaano cusub..
Booliisku wuxuu marayaa
1- Inuu Ku xidho
2-Kiis Beena Kaa qoro.
3-Kugu Oogo Beenta.
4-marka Beenti jabtana uu Jeelka kugu haysto.
5-In waxa Ina Fadal rabo lkaguigu xukumo.Madanai iyo Ciidan iyo Sghaqaale Dawladeed kaad doonto ahow.
6-Waa hayada ugu Musuqmaasuqa badan.
7-fadal wuxuu ku jiraa Dabaqada 2aad ee tujaarta.
8-Isna Dalka uma baahna. Dalkuna maanta Fadal uma baahna.
MADAXWEYNE
QARANKU WUXUU KAA SUGAYAA
BOOLIIS QARAN ANN QOF LAHYN.
SAAXIIBKAAGA ARRIMAHA GUYDANA KUNOQO.. WUU DAALAYMUJAAHIDKU NASI.. XATAA DHAQAALE AHAAN NASI…
Danta Qarankaa ku jirta

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker