Golaha Guurtida Somaliland oo ansixiyey Xeerka Ururrada Siyaasadda

Hargeysa (OWN)- Golaha Guurtida jamhuuriyadda Somaliland ayaa duuduub ku ansixiyay wax ka badalka iyo kaabista Xeerka Nidaamka Ururada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka

Golaha oo ay fadhiyeen laba iyo konton Xildhibaan waxa ogolaaday sideed iyo afartan Xildhibaan waxana diiday laba diiday Xildhibaan 1 xildhibaan ayaa ka aamusay sidaasi ayuu ku ansaxay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker