Balan Dumar oo Kadda Loob Raga ka danbey Hee ba la yidhi ?

Waa tii  Dameeri Dhaan-raacdaydu dhami   ku haddaqayaan Isbedel-ba socod iyo waxa la mid ah ee .

Waa kana isbedelkii aad  sheegaysen kii ka danbeyey  isaguna is bedelka kale weeyan  ah ee Soo dhaweeya .

Maanta iyo  Itoobiya ,Degaanka Oromiya .

Ahmed Abiya Itoobiya .

Ismaaciil Cumar Guele DJabuuti .

Cumar Al-Bashir Sudan.

Ma markale  Ayuu Axmed Abiya Itoobiya ku dhaqaaqo isbedel kale ?

Sidee ayey  kula tahay Adiga?  waa inta ku doodaysa  Itoobiya Isbedel ka dhacay iyo waa uu ku socdaa in kasto xaladaheed hoose  maalin walib dhibaato iyo  mudahaarad  aan kala go,oo lahayn ka jiro waa ta ileen   soomalida inta aan wax ka bararan degini ku  xoog xoogsanyaan inta kor ku xusey ee.

Waxa ii cad Itoobiya in ay geed-dheer iyo mid gaaban u koreyso  Danteeda gaar ahaaneed  qof  caqli  leh waa fahmi kara  wadanka guunka laakiin   hiin-raac waa u sacab tumaya . 

Filo Berrina Kenya Tanzsani Ugand oo iyaganna gaar loo la faqaayo.

Waxan Xasuustay Heestu qaadi jiray Mohamed Axmed Kuluc odhan jirtay  Ha ku daalin jeedal hadad jamato Geed adag aanad ahayn wax ku jara jibin mayso gacantu. 

Qofku haduu waxa uu idhisa ku arko uun uu waxa ku Cabirro  waa sidii odhaadii hore loo yidhi ee ahayd  ”  indho ku gaaradle ” sideed ba  indho-ku garaad lah waxab umma kordhaan waayo  wax  uu arko uun ayuu wax ku qaadanaya oo kaliya .

 Dadka aaminsan in isbedel itoobiya ka dhaca oo xaga nadamka Dawlada ahi uu bedel karro geedka  Afrika oo dhan Ummadaha ku Nool iyo Nadamaakood, Dawaldeed iyo siyaasadeed, Dhaqaale  waa kuwo ah indho ku gaaradle ee aan ahayn caqli , Aqoon ku garaadle iyo xigmad maalba.

 

Hadii Shimbir meel ka duusho cabirkooda gaarasho , fahan, aqooned  aragti ba, waxa  weeye ,all  duushay shimbirtu  laakiin ma fahmi karayaan waa duuli jirtay  waana debcigeeda iyo habka ay u socoto inteed badan kunna gaadho meel fog iyo meel dhowba .

Waxa kuwo inta maanta ka dhiganaya af-macaansaneydi   Itoobiya ayaa isbedel ku dhawaaqday balse aan iyagu u iswediin karrin Adigu maxa kaga shan iyo toban ah ?Itoobiya iyo isbedelkeed adigu maxaad ugu debecsanan weyday dantaad  ee aad Danta  Dadka kale  u  jeceshay rixinteeda aanad waxba ku lahayn  inaad ka sheekaysi mooyane. 

Sidda iga baxday Soomalida sideedba danteeda waa ka daalan tahay balse  ta Danta Dadka kale waa jeceshay inay  ku mashquusho  wakhti iyo juhdi badana geeliso  u muraaqeedkeed waxan waxba ugu jirin ugunna jilayn.

Gabbo-gabadii

 Waxa laga haya AU Naxariisto Abwaan Suldaan Timcad  :
  • Midigtaad waxay xoogsatay  ba ka maydha gaajada,e .
  • Markad aanad lahayn looma kuulo maanka waligay.
  • Mogaabada Hashada ka Roon May-dhanaan kale, e .

Alle Ha innaga dhigo kuwo Dantooda ku foogana  waxa kabuhu inagag I’dlaadeen iftiiminta ta Danta  dadka kale  ee.

 Abokor Mohamud .

abokorm@hotmail.co.uk

Bolton United   Kingdom.

Waa  Billahi Towfiiq

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker