INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN……

Siyaasi Xasan (Gadhweyne) Waxa Uu Cabdiqaadir Dhegoqool Ka Tacsiyadaynayaa Geerida Ku Timid Xaaskiisi Marxuuma Amaal Craxmaan Cadaani.

Waxaa maanta (Shalay) oo ay taariikhdu tahay 16/03/2020 ku geeriyootay Caasimada Somaliland ee Hargaysa Allah ha u naxariistee Marxuumad Amaal Cabdiraxman Cadaani, waxaanu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Cabdiqaadir Cali Xaaji Cabdi (Cabdiqaadir Dhegoqool) oo ay marxuumadu ahayd xaaskiisa iyo dhammaan ilma Cali Xaaji Cabdi meel ay joogaanba, waxaanu sidoo kale ka tacsiyadeenayaa dhammaan qoyska, ehelada, qaraabada Ilma Cabdiraxman Cadaani.

Waxaanu ilaahay ugu baryayaa Marxuumadda inuu naxariistiisa Janatul fardawsa ka waraabiyo, Samir iyo iimaana ilaahay ka siiyo.

Aamiin….. Aamiiin…… Aamiin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker