Afar Dhakhtar Oo Somaliland Aad U Mihiim Ah Oo Uu Haleelay Xanuunka Covid 19.

Dr Diiriye Ismaaciil Ereg, Dr Obolos Iyo Dr Xuseen Bulxan Oo Ka Mid Ah Dadka Hal-doorka Ee Dalka Ee Uu Soo Ritay Xanuunka Covid 19. Iyadoo Saddexda Dhakhtar-ba Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Loo Dhigay Xaalad Caafimaadkoodda Lagu Dabiibayo.

Dhanka kale Dr Maxamed Cabdi Yuusuf (Gaboose), Ayuu Isaganna Uu Haleelay Xanuunka Safmarka Ah Ee Covid 19.
Dhammaantood-ba Caafimaad Degdega Ah Ilaahay Ha Ugu Badello Xanuunka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker