Daawo:-“ Gobalada Sool Iyo Sanaag Meesha Way Ka Sii Baxayaan , Burco-na Way Ku Xigi Doontaa..”Siyaasi Cali Cantar Oo Ka Mida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani.

Hargaysa-(OWN)-Siyaasi Cali Cantar oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada Gobalada Bariga Somaliland gaar ahaan gobolka Sool , waxaana uu si gaar ah uga Hadley  dhex dhexaadinta beelahii ku dagaalmay konfurta gobalka Sool oo loo raray magaalada Jig jiga .

Siyaasi Cali Cantar waxaa uu sheegay in la hagradey gobalada Sool iyo Sanaag  isla markaana hadii ay gobaladaasi ay meesha ka baxaan gobalka Togdheer-na uu ku xigi doono,,,,,,,,,,……… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker