Daawo:- Xildhibaan Sheegay In Sun lagu Aasay Dekadda Berbera Iyo Masuul Uu Xusay In Uu Goob joog ka Ahaa.

Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan  Siciid Warsame oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u sheegay  in shirkada  gacanta ku  haysa maamulka Dekada Berbera ay dekada ku aastey, taas oo uu sheegay in xukuumadu aaney warba ka hayn…………. Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker