Hargeysa: Dhaqan-yaqaan Cod-dheer kaga gilgishay Barnaamij Liddi ku ah Dhaqanka Soomaalida oo la faafiyey

Hargeysa: Dhaqan-yaqaan Cod-dheer kaga gilgishay Barnaamij Liddi ku ah Dhaqanka Soomaalida oo la faafiyey kaas oo telefishanka Universal dood ugu qabtay Dhalinyaro Haween u badan, waxaanay qaarkood doodda ku soo qaadeen Dhismaha Qoyska iyo doorka Soddoh-da ama Hooyada Dhashay wiilka gabadha guursaday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker