Waxyeellada Maaskarada!

Maaskarada waxaa habboon in la adeegsado wakhti ama mudo xadidan. Haddii aad xidhnaato muddo dheer wuxuu keeni karaa dhibaatooyin ay ugu horayso:
1. Ogsajiinta la socota dhiiga oo yaraata.
2. Ogsajiinta tagta maskaxda oo yaraata.
3. Waxaad dareemaysa daciifnimo jidheed.
4.Waxay horseedi kartaa dhimasho.
TALO
1.Iska dhig marka aad keligaa tahay. Waxaad arkaydaa dad badan oo gaadhigooda wata AC-gu u shidan yahay, haddana wali xiran Maaskaro. Looma baahna sidaa!
2. Ha isticmaalin guriga inta aad joogto.
3. Keliya u isticmaal goob dadku ku badan yihiin iyo markii aad la joogto/socoto hal qof ama in ka badan.
4. Hoos u dhig isticmaalkeeda xilliyada aad naftaada isku kelida tihiin.
Badbaadi!
Abdihakiim Ahmed Musse

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker