Siyaasiyiinta Puntland Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaalka Boosaaso

Qaar kamid ah siyaasiyiinta miisanka leh ee ka soo jeeda maamul gobaleedka Puntland ayaa ku baaqay in ay nabadda qaatan ciidamada ku dagaalamaya magaalada Boosaso.

Xubnaha baaqa soo saare oo ay ku jiraan mas’uuliyiin xilal kala duwan ka soo qabatay dowladda federaalka iyo maamulka Puntland ayaa taageray xabad joojinta ay codsadeen maamulka Puntland.

Siyaasiintan oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda Boosaso ayaa sheegay in xabaddu aan xal marnaba noqon.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker