Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaanada Matali Doona Somaliland

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo Doorashada Xildhibaanada labada gole ee Matali doona (Somaliland).

 

 

Tallaabadan uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Aqalka sare ayaa kusoo aadaysa xilli ay dowladda federalku horey u magacowday guddiyada maamuli doona doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Matalidoona Somaliland.

 

 

Weli waxaa muuqata in khilaafku sii xoogaysanayo islamarkaana siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta Kasoo Jeeda Somaliland  noqdeen labo garab oo kala taabacsan dowladda iyo mucaaradka.

 

 

Sida ka muuqata qoraalkan Guddoomiyaha aqalka sare ayaa ku adkaysanaysa in habraaca doorashada xildhibaanada Matalidoona Somaliland .

Loo marayo hannaanka ay ku yimaadeen sanadkii 2016.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker