Dowladda Ingiriiska Oo Mallaayiin Dollar U Balan-qaaday Wadamo ay ka Mid yihiin Somaliland iyo Somaliya

Xoghaya arimaha dibadda UK Demonic Raab ayaa ku dhawaaqay 119 Malyan oo ah lacagta UK, taas oo u dhigata 158 Malyuun dolar oo loogu talo galay la dagaallanka karoona iyo gaajada wadamada soo koraya.

Mr Demonic Raab ayaa tilmaamay in lacagtan ay tahay mid loogu talo galay wadamada  Somaliland ,Soomaaliya,Yemen, DRC Congo, South Sudan iyo Central African Republic.

Dowladda Britain ayaa  kamid ah  Dowladaha  Taageerada siiya  Somaliland  iyo  Soomaaliya, waxaana ay ka caawisaa waxyaabo ay kamid yihiin tababarada Ciidamada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker