Sawdigii laha ARABow Xabada u toos

Tan intii lagu dhawaaay natiijadii doorashada maalin walaba waxaad maqlaysa qolo la soo baxay mashruuc ayey ku kal kaxeeyaan bulshda Somaliland , markay ku guulaysanwaaye waxay maanta Marayaan
in ay ku hadaaqaan wax ay ula baxeen isbahaysiga Garxajis iyo Arab , arinkaas oo badiba labada bilood ee sharafta leh aaanay la qabin fikirkaa qaldan ee faqashata ka xun wadato;
Nimanka Fikirkaaqaldan wataa ee Maanta doonaya in ay beesha ARAB magaca ka dilaan waa kuwii 1994 bilaabay dagaalkii ayey doomayn in ay Somaliland ku burburiyaan ,
\waxaa la wada ogyahay in berigaa beesha Arab in badan ku dadaashay in ay colaadaas demosi , laakin talaabada beesha Arab nabada ku raadinaysay umay cuntamin nimankaa magaca beesha ku dagaalamaye , nabad in ay qaataan badelkeeda waxay beesha Arab ku asbaayeen in aye dagaal ku qaadaan Xukumadi beriga ee Cigal Markii Arab ka diidaynay .waxay salaad hore ku soo kalaheen xaafada aye beesha Arab Hargeysa ka dagantahhay iyaga oo intay raas fara badan fureen ku cabaadaye “” Arabow xabada u toos ”
niminkii berigaa wixii la oga ku sameeye Arab oo iska horda ayaa maanta la soo baxay waxay isbahaysay ay ugu yeedeen Mataan ay u malaynayaan in ay beelaha Somaliland iskaga horkeeni karaan.
waxaan halkan ugu sheegaya kuwa sita magaca guddiga garxajis ee aan sina u matalin beesha in aanay ku habsaamin beesha Arab oo aanay rumaysan tiro habaar qabaal ah oo nolosha ka dhacay. waxaan kuwaa gudiga sheeganaya oga digaya in aaanay colaad dhex dhigin labada beelood ee walaalaha ah . ,waxaan idiin sheegay in beesha Arab illa iyo intii halgankii SNM aye ka shaqaynaysay wada jirka beelaha welin tii wado cidii isku daydaa in ka leexisi daraaqa nabada cawaaqiib xumo ayey kala kulmi donta.
Narkaa aniga oo eegaya wada dhalashada iyo waxa badan e inaga dhaxeeya maaha in aad maanta isoo xasuusiyo dhacdadaa iyo qaar kale oo inta yar ee xumi Arab ku samaysay ,oo aad i geliso dagaal aan cidna faaiddu ugu jirin haka yaabin inaad Mar kale Xabad ii toosiso.maan jeclayn in aan ku noqodo qabaalad aan beri hore ka guuray waxaase igu kalifay in aan ka hadlo hadaaqa inta yar ee sheegta in ay ku hadlaan magaca beesha sharafta leh.

Hayaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker