Kenya Oo Sheegtay Inay Dalkooda Ka Masaafurineyso Soomaali badan

Dowladda Kenya ayaa la sheegtay in ay wado qorshe ay ku masaafurineyso Soomaali badan, ku waasi ee aan heysan sharciga degganaashiyaha Kenya.

Qorshahan ayaa waxaa lagu beegsan doonaa dadka looga shakisanyahay falalka la xidhiidhra ka mid noqoshada ururada Argagixisada iyo kuwa maalgeliyaba.

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa gudaha dalkaasi, ayaa qoray shaqsiyaadka lagu helo arrimhaasi in la masaafuriyo, isla markaasna laga wareegi doono hantida uu haysto.

Dhowaan ayay aheyd markii dowladda Kenya ayaa shaacisay in ay xidhi doonto xirooyinka qaxootiga ee Dhadhaab, halkaasi oo ay ku suganyihiin kumanaan qaxooti ah oo ka barakacay Soomaaliya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker