Masuuliyiinta shirkada Laydhka ee Heco oo Hadda warbaahinta la hadlay+ Halku Saldhigtay Qiimaha Laydhka Burco..
Burco (OWN) MASUULIYIINTA SHIRKADA ADEEGA KORONTA EE HECO EE MAGALADA BURCO OO KULAN WARBAAHINEED KU QABTAYA XARUNTAA AYAA MARKII U HOREYSAY KA JAWAABEEN CABASHO KA IMINAYA BULSHADA MACMIISHA U AHA SHIRKADA HECO QEYBEED KALA DUWAN EE G.TOGDHEER