Muuse Biixi oo Madaxtooyadiisii loo bixiyey 7+1, oo loo lala jeedo waa Muuse & Todoba Wiil oo uu adeer u yahay

Siilaanyo waxa haystey oo madaxtooyada ka talinaayey Aamina & Dumar & Moorgan & Maxamuud Xaasho oo
loo bixiyey Madaxtooyo Dumar & Caruur ama Guurti Bilaa Shaaruba, waa tii Wadankii Xaqul-qalin, Xaraasha
maxay cuna, maxay dhacnaa, Qaadhaankii Abaarta, Biyihii Xumbowryne, Dekedii, Cir, Dhul & Bad & Abaaro
& Sixir-Barar ee uu noqdey Madaxweynihii ugu ayaanka darnaa, Abaar, Sixir-Barar, Gaajo & Kala Yaac & Xum-
aan, Qabyaalad & in Jeclaysi Iyo Reer Reero ku dul noqdey adankii.
Siilaanyo kolkuu Wadankii heerkaa gaadhsiiyey ayuu Muuse Handraab oo qufuley Wadankii ku wareejiyey oo
u boobay, oo kula dardaarmey isdhagoole Reerka isku xeer Shacabku wey ku calcaali, kol dambana wey iska
quusan oo cidi wax ka qaadi mayso.
Siilaanyo Xaarashe & muuse Shaani waxay ilawsan yihiin In Ilaahay aanu xaqa mada & Xaaraanra & Xaqdarada
aanu ku dhaafayn ee ciqaab aduun & Cadaab Aakhito u dambayso.
Hadaba Siilaanyo, Islaantiisa & Kuwa hablihiisa qaba & kuwa uu adeerka u yahay & Dumar ayaa taladii kala
wareegay, oo isga Umada Karaahiyo, Habaar & Inkaar la daba socota ayuu Kursigii ka degey, Muuse Shaanina
isagoo Sanad hayn ayaa Handaraab, quful, Lockal & 7+1 loo bixiyey, oo Moorgano & Ehel & Xigaalo uu isku
xeeray oo Xukunkii u dhiibay oo ah Todoba Dhalinyara oo uu adeer u yahay & Adeerkood oo Muuse Shaani ah.
Somaliland ayaan daranaa, Ma Siilaanyo Xaraashe, xaqul-qa;in, Qabyaaliiste ayaa Muuse Shaani oo 7+1 uu
u bedeley.
Somalilans Ilaahaw Daalinkii Siilaanyo wuxuu badey Muuse Lockalna hawgu darin ee ka soo gaadh.
Wabilaahi awfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker