Lammaane aroos ahaa oo meydkooda laga helay hoteel ay jiifeen oo ay u dalxiis tageen

Lammaane u dhashay dalka Britain ayaa ku geeriyooday dalka Masar halkaas oo ay ku sugnaayeen kadib markii suntan dhiiqlaha lagu buufiyay hoteekaasi, sida lagu sheegay warbixin baaritaan ah oo la soo saaray.

John Cooper oo 69 sano jir ah iyo xaaskiisa Susan oo 63 sano jir ah oo ka soo jeeda magaalada Burnley, degmada Lancashire ee dalka Ingiriiska, ayaa geeriyooday sanadkii 2018-ki iyagoo dalxiis u jooga magaala xeebeedka Hurghada ee dalka Masar, waxaana safarkaasi ku wehlinayay gabadhooda oo iyadu badbaadday.

Baaritaankii la sameeyay ayaa lagu ogaaday in lamaanahaas ay u geeriyoodeen suntaas, xili ay ku sugnaayeen hoteelka Aqua Magic

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker