Wasiiradda Arrimaha Debedda Norway oo Madaxwaynaha Somaliland Ka Codsatay inaan Dil Lagi Fulin Muwaadin dalkeed u dhashay

Ine Eriksen Søreide oo ah wasiiradda arrimaha Debedda ee dalka Norway, ayaa sheegtay inay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi ay kula hadashay khadka telefoonka fariin cadna u gudbisay.

 

 

Subaxnimadii sabtida ayaan la xidhiidhay madaxweynaha waxaanan siiyay fariin cad oo ah in dilka aan la aqbali karin oo aan la fulin, ayay tidhi Søreide,

 

Oo sidoo kale carabka ku adkeysay in qofka Norwiijiga ah ay tahay inuu marin u helo dacwadaha caadiga ah ee maxkamadda.

 

 

Wasiiradda oo la hadlaysay warbaahinta ayaa intaa ku dartay in Biixi ka balan qaaday in aan la fulinayn xukunkaa, eedaysanahana la siin doon fursad uu isku difaaco isaga oo xukunka ka qaadanaya racfaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker