Maaha in schoolada priveteku had iyo jeer katayo wacnaadaan kuwa dawliga.

Dhawaan wax soo baxay natiijadii imtixaanaadka ee gobolada iyo degmooyinka dalka.

Waxa alla nasiib u siiyay inay kaalmaha hore galaan schoolada garka loo leeyahay,runtii waan u hanbaliyaynayaa DadaAlkaa ay muujiyeen iyo doorka ay ka ciyaareen.

DHan kalena waxaan kadayriyanayaa in schoolada dawligii noqdeen kuwo laga badiyay.

Mar waliba daraasada lasameeyaa waa inay muhiimada kuwaad had iyo jeer galaan kuwa dawladu leedahay,waaa inay dawladu saartaa awoododa iyo karaankooda.

Haddaba waxaan usoo jeedinayaa in dawladu ay usoo jeedsado schoolada dawligA,waxna ka qabataa

Schoolada dawladu haga horumaraan kuwa privetka salaam.

 

hamse riraash

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker