Qadar oo sheegtay goorta uu dhaqan-geli doono heshiiska ay gaareen Israa’iil iyo Xamaas

Israa’iil iyo Xamas ayaa ku heshiiyay xabad joojin ku meel gaar ah balse haatan, Qadar oo gacan ka geysatay in la gaaro heshiiska, ayaa soo saartay bayaan.

Waxay Qadar bayaanka ku sheegtay in ‘muddo afar iyo labaatan saacadood gudahood la shaacin doono xiliga uu dhaqan galayo heshiiskaas’.

Waxay sheegay in heshiiska uu socon doono muddo afar maalmood iyadoo ‘la kordhin karo’.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker