Nin Ajnabi Oo U Dhashay UK Oo Lagu Dhaawacay Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Muqdisho

Muqdisho(OWN)- Mas’uuliyiinta ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey shil ka dhacay xabsiga dhexe oo laba ka tirsan maxaabiista ay weerareen nin Brittan u dhashay oo absiga ku xidhan.

 

Ninkan ayaa loo haysto inuu halis geliyey amniga dadweynaha kadib markii lagu qabtay sunta dadka ka ilmaysiisa isagoo isku dayaeyey inuu diyaarad raaco.

 

Maxaabiista weerarka gaysatay ayaa la sheegay in yihiin mintidiin xabsiga ugu xiran inay ka mid yihiin kooxaha argagixisada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker