Shil Gaadhi Oo Sababay Khasaaro Iyo Dhaawac Ayaa Ka Dhacay Gobolka Sanaag

Wararka ka imanaya gobolka Sideed Qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Gobolka Sanaag.

Shil gaadhi ayaa  gaystay khasaaro kala duwan ayaa duhurnimadii Maanta waxaa uu ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag, Shilkaan ayaa ka dambeeyay, kadib markii ay isku dhaceen gaadhi iska rogaha ah iyo mid kale oo siday Booyad biyo ah, waxaana uu sigaar ah uga dhacay deegaanka   Fadhi-gaab oo ka tirsan Sanaag.

Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa ku geeriyooday shilkaas gaadhi, halka 8 qof kalena ay dhaawacyo kala duwan soo gaadheen, kuwaasi oo si deg deg ah loogula cararay Xarun Caafimaad oo ku taalla Gobolka.

Dad shacab ah oo aaga ka agdhawaa ayaa gurmad u sameeyay dadkii waxyeelada soo gaadhay, waxaana dadka dhaawacyada qaarkood ay yihiin kuwo culus, sida uu sheegay qof kamid dadka deegaanka Fadhi-gaab.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker