Daawo: Xisbiga UCID Oo Ku Gacan-saydhay Iscasilaadii Xubintoodii Komishanka

 

Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Iscasilaad ka diiday Xubintii uu hore ugu xulay Komiishanka cusub ee Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Xasan Yuusuf Ducaale, kaasi oo hore isaga casilay Komiishankii uu xubintii ka ahaa.

 

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo soo saaray Qoraal uu Arrintaa kaga hadlay ayaa sheegay in aanay Xisbi ahaan Xasan yuusuf Ducaale ka aqbalin Icasilaadda,

 

sidaasi darteedna wuxuu Madaxweynaha ka codsaday inaanu isaguna ka aqbalin Icasilaadda, si uu dib ugu bilaabo Shaqadii Qaranka ee Komishanka Doorashooyinka.

 

 

WARKAAS OO MUUQAAL AH HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker