DAAWO: “Xadhiga Waxa Uu Ahaa Mid Cadaalad-darro Ah Oo Sharc-darro Ah…” Madax-dhaqameedka 11 Maalmood Ku Xidhnaa Magaalada Hargeysa Oo Dib U Helay Xorriyadooda

Hargeysa (OWN)- Gudoomiyaha cuqaasha gobolka Maroodijeex Caaqil Xuseen Colaad Jaamac (Caaqil Halac) Suldaan Siciid Cabdi Jaamac iyo (Hadhiye) oo mudo 11 cisho ah ku xidhna saldhiga xaafadda Koodbuur ee magaalada Hargeysa ayaa maanta xoriyadoodii dib u helay, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker