Muuse Biixi & Ina Kaahin & S/Gaal oo S/Land hada ugu sareeya, kolkaasay Bariga Dhiig & Dagaal ka wadaan

Siilaanyo & Muuse & Ina Kaahin & S/Gal oo Xisbiga Kulmiyana kuwada Abtirs-
ada waxay Kursiga Ku Fuuleen, ku haystaan, Dhiiga Umada Islaamka, waanay ku farxaan inuu daadto.
Siilaanyo Kolkuu ursiga fuuley Kalshaale ayuu dhiig ku daadiyey, Muuse &
Ina Kaahin oo hore Dagaal Oogayaal u ahaana, Kolkey uuleen Kursigii Kii
Ceel afweyn ee Siilaanyo xaraashe Bilaabay ayey sii Laba Jibaareen, Ku ale
& Tukaraqna wey ku direen, Bisha Ramadaan Dhiigaasi Daadanaya Iyaga ayuu
Dushooda Saaran yahay.
Muuse Dagaal Ooge waakaa Tuka Raq dhiiga ku daadinaya, Bisha Ramadaan’
Ina Kaahin Ceel afweyn ayuu Suldaankiisii Hub u raray, Ciidan u adeegsadey oo
Reerkiisii Jebiyey Dhaartana uu waxba ka qaban waayey, oo intuu Barigaa ku
maqnaa ayuu ka soo huleeley isagoo wax uu ka qabtey jirin, Waayo Isaga ayaa
Ina Kaahin Wada Dagaalka Ceel Afweyn, kolkaa inay Nabadi dhalato ma rabo.
Ina Kaahin isagoo Hadaladii & Ka kacaay olkeey ee Warbaahinta ku jirey ee uu
xiitaa Wasiirada Harti uu ku aflagaadeeyey waa waxma taeayaal, Talaw Isaga
Ina Kaahin ma dhiiga & Dagaalka uu ilaa Sagaashamaadkii Faraha kula jiro ayuu
wax tar u yaqaana.
Somaliland Ilaahay Bishaa Ramadaan uga sahal Sadexda Dhiigya ab ee Kuraasidii ugu saraysey ku fadhiya, waa Muuse Duca Diide, Dagaal Ooge &
S/Gaal oo isba Dhiiga Umada ku farxa, Burcana waan la buufinnayaa ee Daaqa–daha xidha haduu Hub & Subn hayo S/Gaal Reer S/Land wuu Buufin lahaa Sub
xaanalaa, Ina Kaahin dhiiga shacabka Derejo ayuu iskuba moodaa Ilaa C/Tuur
Daahir Riyaale, Imikana Ceel Afweyn isagaaba Hubkana u dhiiba Caaqilkiisa &
Buur-Madaw oo Ilaahay Umada ka qabtey, oo Cuqabadii & Kibirkii uu Jeelka ku
dhex xidhan yahay, Ilaahaw kuwaa Dhiiga Umada ku macaasha, ee Siilaanyo
Muuse Shaani, Ina Kaahin, S/Gaal & Maxamuud Xaashi & qaar kaloo badan
Bisha Ramadaan ka qabo, oo ka xakamee Umada Dhiigooda intaanay in ka badan qubin.
Ramadaan Kariin.
WaBilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker