WAA TALAABO WACAN

Waa talaabo wacan

Keene iyo kordhiye

Keene.waaryaa kordhiye saaxiib waxa aad ka warantaa

Haamahan iyo shaqada madaarka ee dawladu la soo noqotay.

 

Kordhiye. Saaxiib haddii dekadana lagu daro waa talaabo wacan

Waana taageer sanahay.

Laakiin hadday noqoto taa anagaa wax ka cunnay oo la taaban

Maayo ku wanina waa annaku aanu gurano.

 

Waxa kaloo lasoo sheegayaa in madatooyadi cid gaara oo isku

Xidhani siday doonto isaga maamulato.

Cidda istidhaa wax usheegna aan loo joojin warkaa oo nin

Iska casilay warbaahinta usheegay .

Dee markaa haddii mid hore la baadi doono hadana adiga

Goordhaw lagaa baadi doono waa si aynaan weligeenba

U deign innaga iyo dhaqaalaheena midna.

Markaa ALLA  ha sahlo

 

Guuleed liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker