Jaamacadda sheekh ee gobolka saaxil

Open Letter
Ku: Mayor Cidin
Ku: Xoghaye fulinta Dawladda–Aadan Cade
wax qabadkiina waanu ku faraxsan nahay ee ka mid yihiin wadooyinka iyo waxbarashada oo aad u soo jeesateen.
dhir beeridda iyo qashinta iskaraabta ururintiisa ,waxaan ku darsan lahaa in aad ka qeyb qaadataan sidii aad jaamacadda sheekh uga qeyb qaadan lahaydeen idinka iyo DP world oo aad u geysataan
dalab culus waxaan hubaa in ay bixin doonaan qeyb libaax.
qurbo joog iyo qolqol joog iyo dawladda dhexaba waa inuu siddi uu u balan qaaday fuliyaan sida ugu dhakhsaha badan ,marka yaa laga raabaa inay dhiiradaan
golaha degaanka ee sheekh :

1-Khadija xuseen X.Xasan
2-Khadar Ibrahim Uurbasiisle
3-Mohd Ahmed Jama
4-Aden ahmed Calas
5-Aideed Kheyre
6-Abdillahi Ali 
7-Osman Abdi Rooble
8-Mohd siciid diiriye
9-Abdi Artan x.Abokor
10-Mohd Faarax Kooshin
11-Ibraahim Omer Qarandi
12-Ibraahim Abdillahi Absiiya
13-Abdillahi ali X Hassan
Masuuliyiintaas aad doorateen ee kor ku xusan maaha —–Dammero gowrac,maaha waxara gowrac waa
ina abdlilaahi absiiya,waa na indha waranle,waa ina xuseen xaaji hassan,waa ina artan,kamay iman koonfur ee waa degaankeenii.
Reer saaxil bay kubaddu ag taalaa,,guusha jaamacadu.
Dr. A/rizak Mohdi Essa
MSC researcher  clinical chemistry,hematology,medical parasitology,immunity
Thesis project  –Immunity
Bsc  1987  Lafole–dep  Bio/chem.
Senior medical supply chain officer
Abu-Dhabi Government

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker