Sh Maxamed Cumar Dirir Iyo Dad Kasoo Jeeda Somaliland Oo ka dhoofay madaarka Garoowe Iyo Sababta?

Dad badan oo reer Somaliland ah ayaa ka dhoofaya Garoowe, Jigjiga iyo magaalooyin kale si ay Xajka u soo gutaan Kadib markii Somaliland oo tirsanaysa in lagu yareeyay dadka ay sannadka joojiyay in Deegaamada Somaliland Xajka laga tago.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa ka kid ah dadka  ka dhoofay madaarka Garoowe si uu u soo guto wajibaadka Xajka.

Somaliland ayaa sheegtay in dad ku dhow afar-kun oo qof ay sanadkan ka baaqdeen xajka waxaana ay arintaasi ku eedaysay Soomaaliya in ay musuqday saamigii xajka ee Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker