Xukuumadda Somaliland oo Caalamka u Caddaysay In aanay Qayb ka ahayn Doorashooyinka Soomaaliya

Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Soomaaliya uga digtay inay ka waantowdo dhaqanka ay ku sheeganayso JSL oo aan marna qayb ka noqon Doorashooyinka Soomaaliya.

 

Sidaasna waxa lagu sheegay war-murtiyeed maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo beesha caalamka lagu wargeliyey inay Somaliland leedahay dawlad iyo goleyaal kala duwan oo shacbigu soo doortay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker