Mucaaradka oo sheegay inaanay Aqoonsanayn Madaxweyne Biixi iyo Xukumadiisa

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid iyi Mushraxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani oo Warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay in aanay aqoonsanayn Xukumada Madaxweyne Biixi.

“Muuse Biixi iyo xukumaddiisa maanta laga bilaabo ma aqoonsanin, waxaanu u aqoonsanahay madaxweynihii xilku ka dhammaaday iyo guddoomiyaha Kulmiye.”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker