Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha iyo Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda 

Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha iyo Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda , Inkasta oo uu Xanuunka Covid-19 uu Albaabada Isugu dhuftay Garoomadii lagu Ciyaari jiray Kubadda Cagta Gaar ahaanna Horyaalada Wadamada Yurub iyo waliba Wareega Guud ee kulmiya Wadamada Yurub ee Champions league, Hadana Waxaa si Xiiso Badan u Socda Suuqa kala Iibsiga Ciyaartaoyda oo Aanu waxba ka Badalin Xanuunka Coronavirus

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker