Dhalinyaro Taageersan Xisbiyada Mucaaradka oo Ceerigaabo lagu Xidh xidhay.

Magaaladda Ceergaabo ayaa lagu xidhxidhay dhalinyaro isugu soo baxday faras-magaalaha, kuwaas oo ah taageereyaasha Xisbiyadda Mucaaradka ah.

Dhinaca kale Magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer waxa jidadka gaaf wareegaya ciidamo booliis ah kuwaas oo la soconaya dhaqdhaqaaqa taageereyaasha mucaaradka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker