Madaxweyne Muuse Biixi oo Ka Digay Faro-gelin Shisheeye oo Xisbiyada iyo Ururrada Somaliland ku timaadda

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad-sannadeedkiiisa dastuuriga ah ka jeediyey Goleyaasha Baarlamaanka, ayaa soo jeediyey in feejignaan dheeraad ah laga yeesho faro-gelin dibadeed oo ku timaadda ururrada iyo xisbiyada siyaasadda ee dalka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker