Siilaanyo Aabihii Xaraashka, Xaqul-qalinka, Musuqa & qabyaalada oo Wadanka u yimid inuu qariyo oo aan Baarlamaanka & Hanti-dhawr- na soo saarin, Xoolihii Umada ee Bad, Cir, Dhul lahaa ee Cuney, isaga & Aamina Weris, Muhanad, Cali mareexaan, Weji-xun, Moorgan , Samsam & Sacad Cali & qaar kaloo badan.

Odeygii Daalinka ahaa ee Siilaanyo oo Xoolihii Umada intuu Debeda soo dhigt-
ey, oo Dekedii Carab & Ethopia xaqul-qalin ku dhaadsafey & Saldhig uu Airpio-
rtayadii siistey, oo Shooladii, Goobihii waxbarashada, WomenClub, Werdhedi-
hii Laydhka, Hawadii, Bad & Dhulba uu xaraashay Siilaanye xaraashe isaga &
Reerkiisa, wasiirada uu adeerka u ahaa & Kuwii Hablihiisa Qabay Moorgano
& wasiiro kale oo badan, Samsam Heerya xun & sacad Cali Shire, ay wada boo-
been badhna Daaro & Acountyo debedaha soo dhigteen, Badhna uu ku raaxa-
ysanayo Dubai isaga & Islaantiisii Aamina Weris & Moorgan,.
Siilaanyo ilayn waa xaaraan & Xoolo Umadeed, oo kol uun baa laahay soo qabtaa Aduun & aakhiraba qofka xaaraanta cunayey, uu xaqii Umada dilaacay
ee Biyihii Xumbo-Weyne & Dekedii & airportyadii, Lacagtii qaadhaanka abaar-
a tii Haamaha, tii Shidaal qodida, tii Airportyada intey Siilaanyo & Xukuumadii-
sii iska cunaeen, aad yar iska tageen, oo yaa na xisaabin kara & yaa wax naga
qaadi kara.
Sidaas Darteed, Siilaanyo & Xukuumadiisa & Reerkiisu waa Dambiilayaal cuney
boobey, qaatey, ee yaan loo naxariisan, Siilaanyo ma xishoode intuu xoolihii
umada boobey, badhna debedaha dhigtey, badhna Dubai isaga Reerkiisu ku
jaqayaan, ayuu u soo noqdey inaan la xisaabin, ee la dedo, oo baarlamaanku
ka noqdo daba galka hantida umada, halkaa lagu soo afjaro.
Shicibka 7 Baarlamaanka Somaliland yey Daalinka Tuuga ah ee Siilaanyo &
slaantiisa & Kuwa uu adeerka u yahay, Kuwa hablihiisa qba & xukuumadiisa
xaraasha, xaalufiya, xaqul-qalin, jindagaagay aan loo naxaiisan. ee laga soo
matajiyo xoolihii Umada ee ay dhaceen.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker