Wasiir Maanta Loo Dhaariyaay Xildhibaan Golaha Wakiilada ka Tirsan

Marwo Aamina Cilmi Fariid Badeed, oo ahayd Wasiirkii Maalgashiga Somaliland ayaa maanta loo dhaariyay in ay ka mid noqoto Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland.
Xildhibaan Aamina Cilmi Fariid Badeed ayaa buuxisay jago ka banaanaatay Golaha wakiillada, taasi oo uu baneeyay AHN marxuum xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed Warsame, oo ka mid ahaa mudanayaashii xisbiga UCID ee laga soo doortay gobolka Awdal.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker