LABADA JEERBA WAA ISKU MID

Labada jeerba waa isku mid

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib M/WEYNII  sanad iyo 3 bilood

Iyuu ku gaadhay halkii siilaanyo mudada la soo jiifay

Odaygu haddii loo qoro iyo hadduu iskii uhadlo waa isku mid

Qaladaad kiisu waa buux.

Kordhiye . furitaankii wadada berbera-wajaale khudbadiisii

Waxa uu ku raftay magacii M/WEYNAHA  ismaamulka soomaalida

Markii carabiga iyo markii soomaaliga labadaba

Waxa kasii daran afcarabigii iyo soomaaligii oo isku dhexjira

Markuu wrqadda carabiga akhriyayay bal ufiirso  marka ugu

Danbaysa wuxuu odhanayaa SICIR-BARARKA HORUUMARKIISA

Saaxiib aadbuu iiga qosliyay.

M/WEYNUU  WUXUU UBAAHANYAY TABABAR FARA BADAN.

GUULEED  LIIBAAN   SNM1710@LIVE COM

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker