Maayir loo Xidhay Daadad Burburiyaay Magalada uu Maamulayaay

Duqa magaalada Derna, oo ah magaalo ku taal Liibiya oo ay burburiyeen daadad xooggan, ayaa loo xiray musiibadan, sida ay saraakiishu sheegeen.

Abdulmenam al-Ghaithi ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiin badan oo lagu eedeeyay musiibadii kumanaan qof ku dishay bariga Liibiya horaantii bishan.

Toddobaadkii hore, dadka deggan Derna oo carooday ayaa gubay guriga duqa magaalada iyaga oo mudaaharaadaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker