Banaanbaxyo Lagu Xusayo Markii Xilka laga Tuuray Cumar Al-bashiir oo ka socda Suudaan

Dalka Sudaan waxaa ka socda banaanbaxyo ay dadka ku xusayaan sanad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii xukunka laga tuuray madaxwaynihii hore Cumar Xasan Al-bashiir, iyadoo muddo saddex sano ah ka dib wali dalkaasi Sudaan ay ka jiraan dhibaatooyiin badan oo ay ka mid tahay miciisahada oo qaali ah degannaasho la’aan dhanka siyaasadda ah iyo dallka oo wali ku jira xaalad kala guur ah maadama awoodda ay gacanta ugu jirto militariga arrintaa oo in badan oo shacabka ka mid ah ay ka hor yimaadeen.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker