GABAYGII GURMAD MARXUUM GAARIYE IYO CEEL AFWEYEN.

Marka hore ALLAHA WEYENI dembigiisa ha dhaafo  janadii ha ka waraabiyo

marxuum abwaan gaariye isaga oo inooga tegey suugaan dhaxal gal ah.
waxan u soo xulay dibu heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee ku dirirsan
ceelafweyene ,
gabaygan oo waano iyo walaaleyen u noqon kara beelaha wada dhashay
ee ah walaalo ,seediyo, saaxiibo, xidid iyo xigaal ah.
ALLAHA WEYEN WAXAN U BARYAYAA IN BEERKOODA BURCAD LA ISKU MARIYO
GURMADKAA SOMALILAND EE AAN LOO KALA HADHIN MASUULIIN, CULIMO, SALAADIIN,
SIYAASIYIIN, CUQAAL OO MAANTA LABEENTII SOMALILAND WAXBA HADHIN IN ILAAHAY
GUUL IYO IS AFGARAD KU SOO DHAMAATO SIDII SOMALILAND DHAQANKA U AHAYED EE AY KU SOO CAANO MAASHAY OO AH ISKU TANAASUL IYO IS CAFIN .
ALLAAHUMA AMIIN.
WAA KAN DHAXAL GALKII SUUGAANTA ARXUUM GAARIYE EE KAYEDKA ARRCHIVADA SOMALILAND  EE DHEGEYSI WACAN UNA  DUCEEYA IN DEMBIGIISA LA DHAAFO.
LABA TALLOBA TII ROON RABAW ADAY TAADA NOQOTAA.
https://youtu.be/wjS9L8WKUMU

youtu.be
Daawo: Maansada Gurmad ee Abwaan Gaariye oo si dhab ah uga hadlaysa Xaalada Maanta uu Dala SL Marayo
XAQ U DIRIR
MUSA AW HASSAN LODOON
AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker