Gudoomiyaha Hay’ada shaqaalaha Dawladda JSL Oo Soo Saaray Awaamiir Lagu dhawrayo Bad-Qabka Shaqaalaha Dawladda Ee Xarumaha Shaqadda.

Warsaxaafadeed  ka soo baxday Hay’adda Shaqaalaha dawlada ayaa ku amartay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawladu inay fasaxaan mudo laba bilood ah Shaqaalaha laga maarmi karo si looga taxadiro faafitaanka xannuunka Covid-19.

Wareegtadan oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Wakaalladda wararka Solna ayaa u dhignayd sidan:-

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker