Tacsi: Marxuum Xaaji Muuse Cilmi Kheyre

Inaalilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun Dhamaan Culimaddan Odoyaashan iyo Waxgaradkani Waxa ay Dhambaal Tacsi ah u Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii, iyo ehelkii iyo dhamaan Shacabka Gabiley ee uu ka Baxey Marxuum Xaaji Muuse Cilmi Kheyre oo kamid ahaa Culimaddii iyo Duqeydii Bud-Dhiga u ahaa Dhismihii iyo yagleelkii Magaalada Gabiley, kana mid ahaa Duqeydii saldhiga u ahaa Xoojinta ahlu-Diinka ay Gabiley ku caaan tahey.
Sheekh Daa,uud Macalim Axmed,Boqor Muxumed Geele Seed, Sheekh Ismaaciil Muxumed Ibraahim,Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame(Jaabir),Maxamed Nuur Xasan,Khadar Aw Nuur Caynaashe,Cumar Weyrax Xasan,Aadan Xuseen Ibraahim, Xuseen Cilmi Warsame,Eng Xaashi Cumar Cige, Cumar Muuse Madar,Korneyl Yuusuf Aadan Nuur,Yuusuf Sheekh Muuse Cabdi,Maxamed Axmed Geele,Nuur Ibraahim Xandule,Axmed Taani Ducaale.
Waxaaney Eebe uga baryayaan in Uu marxuumka ilaahay janadii Fardawsa.ka Waraabiyo.Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Muuse oo ka kooban Qoys balaadhan oo dalka Gudihiisa iyo Dibadiisaba ku kala Sugan,Ehelka,Qaraabada iyo Guud ahaanba Shacbiga Reer Gabiley ee uu ka baxey illaahey Samir iyo aiimaan kasiiyo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo Dhamaanteenba.
Waxa kale oo dhambaal Tacsi ah udiraya Dhamaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxey Marxuum Xaaji Muuse Cilmi Kheyre Ilma Taani

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker