Dhegayso: Madaxwayne Trump oo Xisbigiisu u Xushay inuu Noqdo Murashaxa Xisbiga jamhuuriga

Dalka Maraykanka waxaa habeenkii xalay ahaa ka bilowday Shirweynihii Xisbiga Jamhuuriga.

Shirweynaha ayaa lagu caleemo saaray in Madaxweyne Trump uu noqdo tartamaha xisibiga Jamhuuriga.

Sharci dejiyeyaal, danjireyaal iyo madax kale oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa shirweynaha khudbado ka jeediyey.

 

Hakan Hoose ka Dhegayso:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker