Daawo: Xisbiga Waddani Oo Naqdiyay Hadalkii Wasiir Siciid Sulub kuna Tilmaamay mid Been- Abuur ah

Daawo: Xisbiga Wadani Oo Naqdiyay Hadalkii Wasiir Siciid Sulub kuna Tilmaamay mid Been- Abuur ah, Xoghayaha Abuulka ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Md Cabdilaahi Cismaan Jaamac Geeljire , Waxaanuu Xoghayuhu Gabi ahaanba Waxba kama jiraan ku sheegay , Suaal ahayd inay Xisbigoodu uu Khafiifiyay Dhaliilihii Xukuumadu lahayd

 

Hadaladii Xoghayaha Abaabulkana waxaa ka Mid Ahaa Sidan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker