Hoggaamiyihii kooxda Booko Xaaram oo Geeriyooday

Hoggaamiyihii kooxdka Booko xaaram Abuubakar Shekau, ayaa is dilay sida lagu sheegay cajalad cod ah oo ay baahisay kooxda la baxday Dawladda islaamka ee galbeedka Afrika.

Shekau ayaa sida la sheegay geeriyooday ka dib dagaal adag oo dhex maray labadda kooxood iyadoo kooxdiisu jab kala kulantay dagaalka,hoggaamiyaha Booko Xaaram ayaa isku dilay qarax uu isku xidhay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker