Digniin Ku socota muwadiininta Somaliland ee u Safra Deeganada Mamulka Puntland.

Laascaanood(OWN)-  Warar xogogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa Digniin Culus U Diraya Muwaadiniinta Somaliland Ee U Safri jiray Deganada Maamulka Puntland iyadoo  Shalay Afhayeenkeedu Bbc U Sheegay Inay Maxaabiis Dagaal Somaliland Ka Qabsadeen Laakiin Waxaa La Xaqiijyey in Ciidanka Qaranka JSL Aan Wax Maxaabiis Ka Maqnayn Laakiin Ciidanka Qaranka JSL Iyagu ay hayaan Maxaabiis-dagaal Tiradooda Lasoo Bandhigi Doono.

Markaa Waxaa jirta khatar In Puntland ay Qabsato Dadkii Waraaqaha iyo Alaabooyinka u Doonan Jiray Xaga puntland ahaan Raga iyaga Markay Qabsadaana Dirays u Xidhidoona oo Maxaabiis Ku Sheegi Doona Si Maxaabiista Laga Qabtay Ugu Bedeshaan Hadba Waxaa Looga digayaa in Muwaadiniinta Reer Somaliland Gaar ahaan Raga inay u Safraan Puntland wakhtigan xadirka ah.

 

Xafiiska wararka
Tvsle Lascanood.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker