Daaw:- Wasiirka Deegaanka Somaliland Oo Fariin Digniin Xanbaarsan U Dirtay Maamulka Puntland.

Wasiirka deeganka iyo horumarinta Reer Miyiga  Somaliland Marwo Shugri Xaaji Baandare ayaa waxaa ay  si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland  ku hayaan Somaliland gaar ahaan  deegaanka

Wasiiradu waxaa ay sheegtay in  maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay in xukuumada Somaliland aaney arintaasi aqbali doonin……. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker