War deg deg ah: Dawladda Federaalka ah ee Somalia oo Xidhiidhkii U jartay Dalka Gini Konaakari
Muqdisho (OWN) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday goor dhawayd inay XCidhiidhkii Ay lalahay u jartay dalka Guinea (Gini Conakry) kadib marti-qaadkii uu dalkaas u fidiyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Daawo: Warkaas oo Faah-faahsan Halkan Hoose ka daawo .
OODWAYNEMEDIA
bY SUXUFI Sinyoore Hargaysa Office