Wiil Dhalinyaro ah oo Laascanood Lagu Dilay

Camaar cabdilahi cirro oo kamid dhalinyrada wada mooto bajaajta ayaa goor dhawayd lagu dilay meel udhow masjidka Al huda ee magaalada Laascaanood.

Kooxda dilka gaysatay ayaa goobta isaga baxsaday.

Sanadkan gudihiisa waa dilkii 5aad ee ka dhaca Laascaanood iyadoona aan la ogayn cida falalkaas gaysanaysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker