Noloshuu Waa Tee Maxaynu Ka Rumaysanahay W/Q : Sucaad sh ahmed.

Mahad Oo Dhan Waxaa Iska Leh Allah Ee Naga Yeelay Dad Islam Ah Naxaris Iyo Nabad Ha Ahaato Nabigena Dushisa Ehelkisa Iyo Asxaabtisa. Kadib Waxan Halkan Uga Mahad Celinaya Gabi Ahaanba Bahada Saxaafadaa Madaxa Banan Iyo Dhamaanba Bulsho Waynta Reer Somaliland Iyo Akhristayashaa Qimaha Leh………

 

Qofka Noloshiisa

Guushaa Nolosha Qofka Bili Aadamka Goorma La Odhan Kara Wuu Ku Guulastay?

Guusha Dhabta Ah Ee Inta La Nool Yahay La Gaadha Maxay Tahay?

Nolosha Dhabta Ah Ee La Gaadho Inta Aad Noshahay La Gaadha Maxay Tahay

Qofka Bili Aadamka Ahi Sidiisaba Waxa Uu Jecel Yahay In Uu Guulaysto Iyo In Uu Muuqdo Lakiin Waxa Is Waydiin Mudan Guusha Dhabta Ahi Waatee Maxay Tahay Maxase  Lagu Gaadha Ama  Ama Lagu Qiyaasa Oo Lagu Gartaa Misaan Ama Qiyaas Oo Lagu Garan Karo Maxay Tahay Noloshuu Waa Tee Maxaynu Ka Rumaysanahay Ma 60 Sano Ama 70 Sano Ee Ayu Nolahayba Misewaa Akhiro Iyo Aduunka Oo Lasku Daro

  • Waxa Yabaha Aynu Ku Qiimayn Karo In Uu Qofku Guulaystay Iyo In Kale Maxa Ka Mid Ah
  • Ma Maalbaa
  • Maa Suldo Iyo Magic Iyo Mamuusbaa Iyo Bawar In Uu Helabaa
  • Maxaa Sal Uu Ah Ee Aynu Ku Qiimaynaa Ee Aynu Nidhahna Qofkani Wuu Guulaystay Ama Nolosha Liibaan Buu Ka Gadhay Qiimaytasi Sax Noqon Mayso Illa Aynu Isla Garano Nolosha Iyo Hadafkeeda Waayo
  • Maxaynuu Uu Noolahay
  • Noloshan Danta Laga Leeyahay Maxay Tahay Maxaynu Uu Joognaa Halkan ?
  • Alle SWT Waxa Uu Inooogu Sheegay Qur’anka Alle Waxa Uu Inoogu Sheegay In Naf Waliba Geeriyoonayso (Kulunafsul Daaqiqatul Mowt) Alle Waxa Uu Inoo Sheegay In Naf Walba Tahayso Wax Walba Oo Agtada Yaala Noooc Walba Oo Uu Yahayna Malin Malmaha Ka Mid Ah  Ayaad Ka Tagaysa
  • Alle Waxa U Yidhi Waxa Laydiin Dhamaystiraaya Waxad Shaqaysateen Malinta Qiyamaha Aduunka Hadii Wax Lagaa Siiyo Wa Alagu Dhadhan Siiyay Wax Wayn Mahaa
  • Lakiin Waxii Aad Shaqaysatay Ee Aad Ku Bixisay Cimrigaga Ayuubad Leedahy Oo Ah Rasamaalka Kuu Yaala Waxii Aad Shaqaysatay Waxa Laguu Dhamaystiraya Akhiro Khayr Iyo Shar
  • Sida Daradeed Waxa Lagu Xidhayba Waa Naafta Iyo Janada
  • Ninkii Janao La Galiyo Ee Naarta Laga Dhufto Kasuunbaa Guulastay
  • Guusha Dhabta Qofka Gaadhay Waa Qofka Naar Laga Bad Badiyay (Malxayata Duniyaa Illa Matacal Quluuub) Nolosha Aduunyo Waa Mid Dhamanaysa

Markaa Aynu Wax Qiimaynayno Waxaynu Leenahy Bal Aynu Eegno Nolosha Oo Dhan Aduunkuu Waa Qab Yar Oo Ka Mid Ah Noloshada Maraxil Bay Maraysa Noloshadu Mar Aad Yarad Mar Aad Caloosha Ku Jirtay Mar Aad Xoog Lahad Mar Aad Geeriyoootay Mar Aad Xabaal Ku Jirto Iyo Mar Lagu Soo Saro Oo Lagu Xisaabiyo Oo Bili Aadamka Loo Qaybinayo Halka Aad Ka Tagayso  Waliba Laguu Soo Saro Oo Anad Ogayn Meel Aadka Tagayso Ma Janaad Tagaysa Mise Naar Baad Tagaysaa Waa In Aynu Fahanaa Markaa Noloshan Aynuu Joogna Maxay Macno Inoo

Samaynaysaa Alle Aya Quraan Kiisa Ku Sheegay Noloshani In Ay Tahay Imtixaan Waa Mowduuc Ibtilaaa Wax Kasta Oo Intaa Aan Joogto Aduunka Kugu Soo Baxaanaa Waa Su’aal Jawabteeda La Sugayo Waxaad Kuu Qorto

  • Hadadd Cafimaad Qabto Waa Su’aal
  • Hadad Xanuunsanayso Waa Su’aal
  • Hadad Maal Qabeen Tahay Waa Su’aal
  • Hadad Fiqiir Tahay Waa Su’aal
  • Wax Kasta Oo Nolosha Kula Kulmaa Waa Page Nolosha Ka Mid Ah Wana Imtixaan Xaga Rabi Ka Yimid Oo La Eegayo Waxad Kaga Jawabto In Mid Walibana Jawab Ayay Leedahay Sida Daradeed Ayuu Alle Inoo Sheegay In Ay Tahay Geerida Iyo Nolosha Iyo Waxan Oo Dhami In Ay Tahya  In Laydin
  • In Laydin Tijabiyo Oo Laydin In Tixaamo
  • Walibaa Waa Khibrad Nabi Aadan Lagu Soo Bilabay Isga Cidi Kama Horayn Uu Ku Daydaa Lakin Inaga
  • Inaga Lakiin Tariikhdii Ilma Nabi Adan Oo Dhan Aya Laynooga Waramay Marka Ha Filan In Aad La Joogayo Aduunyo Waxa Laynoo Keenya Uun Waxa Weeye In Aynu Camal Salix Ah Shaqaysano
  • Nolosha Dhan Ee Aynu Joogno Waxaynu Uu Joogna In Layna Imtixaamo

Maxa Laynagu Imtixaamayaa Waxa Laynagu Imtixaamayaa Waxii Layna Afaray Waa Waxii Layna Faray In Aynu Alle Cabudno Waxa Cuun Waxa Waa Ka Mabnuuc Waka Xaran Alle Waxa Uu Yidhi Nolosha Dhanba Waxan Idiin Keenay In Laydin Itixaamo Waxa Lagugu Intaxamayaa Waa Cibado

Waxaynu Leehay Walayal Guul Kale Ma Leh Noloshan Aynu Joognaa Waa Imtixaan Imtaxaankan Aynu Joognaa Waa Waxa Laga Yaba In Aad Nimco Hesho Walga Yaaba In Imtixaan Kula Kulmo Walaga Yabaa Lakiin Jawabta Rasmiga Ah Waxad Helaysa Yoomul Qiyaamaa

Noloshu Maha Hebelbaa Nimco Galay Maha Hebelbaa Caruur Badan Dhalay Ama Maaal Badan Haysta Oo Helay Ama Lacag Helay Maha Hebelbaa Magic Iyo Mamuus Helay Oo Madax Wayne Noqday

Markad Akhiro Tagto Laguu Waydiin Mayo Dee War Maxaad Ka Timid Macad Ubad Ka Timid Ama Maaal Cidi Ku Waydiin Maysid Waxa Lagu Waydiin Doona Nolol Cusu Baad Timid Tii Hore Waad Ka Timid Lakin Waxa Lagu Waydiin ID Card Ka Aad Haysata Ee Lagu Waydiin Doono Waxa Ka Mid Ah Sadexdan Su;Aalood  Waxad Kaga Jawabto

  • Man Rabuug
  • Wamaa Nabiiyug
  • Wamaa Diinug Ayaa Kasaa Kuu Ah ID Card Kaga Jawabtaad Ka Bixiso

Waxaa Guulastay Nafatan Qofkii Dahiraa

Dadka Qar Baa Uu Arka

Nin Lacag Ama Maal Badan Helay In Uu Nolosha Kuu Guulastay Ama

Nin Madaxwayne Noqday In Uu Guul Gaadhaylakiin Wan In Su’aasha Badsaday Sababtoo Ah Marka Lagu Waydiiyo Naftsada Oo Kaliya Iyo Marka Lagu Waydiiyo Umad Dhan Maxaad Uu Qabatay Way Kala Duwan Yihiin Waxad Korodhsatay Hadad Hesho Oo Ad Ku Guulsatay

Marka Bili Adamku Waxa Uu Wax Kuu Qiimeeyaa Waa Lacag Ama Siyaasad Laqrkalena Waxay Uu Arkaan Alle Waxa Uu Bixiyo In Uu Guul Laguu Gaadho

Nabigu Waxa U Yidhi Ninka Aan Agtiina Waxba Ka Ahayni Alle Agtiisa Waxa Uu Ka Qiimo Badan Yahay Dhulkan Mugiiii Waa Kii Akhiro Uu Shaqastaye …………..

Email:  sucaadshahmed@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker