Somaliland Ma N.G.O Reer Leeyahay Baa …..

Ahmed Jigga

Qabyaalad.png

Waxba yaan lagugu khuukhin video-yada macmalka ah ee laga soo duubay bari iyo socdaalka labada colonel muwaadin waxaad ogataa hadii video-gu idhahaaga ka dhereeyo oo lagu soo daro in cirka laga sawirayo oo drones lagu sawiray waa doctored video waa sida photoshop-ka waa la macmalay ………… Lascanood askartii dharacadka ahayd ayaa dib u qaabishay Jaalle Muse Biixi dadku markii ” Ragi Reeraha U Dhici Jiraya ”  (RRU ) ay magaalada soo galeen ayey guryahooda iska galeen wixii RRU Somaliland lahayd waxay daba socdaan duqa waa in dawlada Ingriiska la waydiiyaa goorma ayuu shacabka Sool ,  Sanaag  iyo Cayn argagixiso noqdeen waayo RRU asalkii la dagaalanka argagaxisada ayey ahayd  ……….

Ninkan sidan wax u qaybiyay ee Somaliland madaxa ka toogtay ayaa leh cidbaa maxaba  igu soo dhaweeysay waarkii Madaxweyne noqdaaba Somaliland ma madaxaa laga galayaa Subxaan Arrinku Koshar maha no more Somaliland  waa N.G.O Subeer Awal ah sacad muuse na u badan yihiin.

#SUBEER AWAL EMPIRE

1.Wasiirka Maaliyadda

2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad

3.Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka

4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka

5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha iyo Amniga

6.Hanti Dhawraha Guud ee Qaranka

7.Mareeyaha Hawada iyo Madaarada

8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka

9.Gudoomiyaha gobalka gabiley

10.Gudoomiyaha Gobalka Salal

11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar

12.Gud ku xigeenka Gobalka Maroodijeex

13.Safiir ku xigeenka Ethiopia

14.Aggasimaha guud ee Madaxtooyada

15.Aggasimaha guud Ee caafimadka

16.Aggasimaha guud ee Maaliyada

17.Aggasimaha Guud Maalgashiga

18.Agasimaha Guud e Shaqada & A/Bulshada

19.Aggasimaha Guud ee Qorshaynta Qaranka

20. Agaasimaha Guud ee Waxbarashada

21. Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe

22. Agaasimaha Guud ee Gaadiidka/Q liisank

23. Agasimaha Gud e Mihnahada Cafimadka

24. 20.Gud ku xigeenka Haayada tayada

25. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare

26. La Taliyaha Madaxweynaha ee Amniga

27. La Taliyaha Madaxweynaha ee Sharciga

28. La Taliyaha Madaxweynaha e Dhaqaalah

29. La Taliyaha Madaxweynaha ee Somalia

30. Guddomiye kuXigeenka Maxkamada Sare

31. Maayarka Caasimadda Hargeisa

32. Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka

33. Taliye ku Xigeenka Booliska Somaliland

34. Taliyaha Ciidanka Dabdamiska Qaranka

35. Taliye ku xigeenka Sirdoonka Qaranka

36. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud

37. Safiirka Somaliland ee Imaaraadka

38. Chief of Staff ka Xafiiska Madaxweynaha

39. Gudoomiyaha Mihnadlayasha Cafimadka

40. Garyaqaanka Guud ee Qaranka

41. Ku xigeenka xisaabiyaha Guue ee Qaranka

42. Safiirka Djibouti

43. Safiirka Sweden

44. Maarreeyaha Dekadda Berbera

45. Maarreeye ku xiggeenka Hay’adda tayada

46. Komishanka Qabdaraasyada Qaran ka (2 xubnood)

47. Konishabka Maamul wanaagga (3 xubnood)

48. Komishanka Aids-ka (4 xubnood)

49. Komishanka Tacliinta Sare.

50. Maarreeyaha wakaaladda Biyaha Hargaysa.

51. Maarreeyaha Cusbitaalka Guud ee Hargaysa

52. Guddoomiye xiggeenka Gob. Gebiley

54. Guddoomiye xiggeenka Gob. Saaxil

55. Maarreeyaha Dawan

56. Maarreeyaha Radio Hargaysa

57. Maarreeyaha Mashruuca PFM.

58. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga

Waa kan colonel Muuse Biixi Cabdi isagoo la jafaa jirqaaya  Madaxweyne Maxamed xaaji Ibraahim Cigaal ( AHUN) oo hada itaalka sida si ka fiican wax u qaybiyey maanta isagu ha isla jaafa jirqo…….. bal eega video-ga……

image.png

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker